Qawaniinta shaqsi-dhawrka

Waa maxay xogta shakhsi ahaaneed ee aan ururinno iyo sababta?

Marka booqdayaasha ama isticmaalayaashu ay soo gudbiyaan ra’yi ama xog, waxaanu qabanaa IP Address-ka si aan uga digtoonaano kadeedeyaasha (spams) iyo si aan u dejino xaddidaadaha isticmaaleyaasha.

Ilaa intee ayaan haynaa xogtaada?

Marka booqdeyaasha ama isticmaalayaashu ay u codeeyaan ra’yi ama nala wadaagaan xog waxaannu haynaynaa IP Address-ka la nagala soo xidhiidhay 30 maalmood anagoo ka saarray magaca iyo dhammaan wixii shaqsiga lagu garan karo.

Halkeenu ku kaydinnaa ama u dirnaa xogtaada?

Dhammaan xogta lagaa ururiyey waxaannuu kaydinnaa serfaradayada si annu ugu isticmaalo gudaha ururkayaga oo keliya, sidii loogu talo galay. Meelna uma dirno xogta lagaa ururiyey. Ma iibinno, lamana wadaagno cid kale (dawlad, shirkad, mareegaha iyo baraha weebka, iwm.)

  • Waxaan isticmaalnaa xiriirka Joinchat oo WhatsApp badhankiisa xiriidhka tooska ah suurtogeliya. Shacqsi-dhawrgooda gaar ahaaneed waxaa laga heli karaa halkan: https://join.chat/en/privacy-policy/
  • Waxaanu isticmaalnaa Forminator si aanu u dhisno una maamulno foomamkayaga. Shacqsi-dhawrgooda khaaska ah waxaa laga heli karaa halkan: https://wpmudev.com/privacy-policy/.
  • Waxaan u isticmaalnaa Popup Builder si aan u dhisno oo aan u maamulno popup-yadayada. Shacqsi-dhawrgooda khaaska ah waxaa laga heli karaa halkan: https://popup-builder.com/privacy-policy/
  • Waxaan u isticmaalnaa Google Analytics si aan ula socono taraafikada boggayaga. Shacqsi-dhawrgooda khaaska ah waxaa laga heli karaa halkan: https://policies.google.com/privacy?hl=en-US#intro
Taswiiro kowdka

Soo Dhowoow!

Dib u dhiska goobtayagu wuu dhamaystirmay. Boggii horena waa la daminayaa. Waxa kale oo bartan lagudari donnaa aalado iyo adeegyo cusub.

Waad ku mahadsantay booqashadaada