Walaayaal Uruka Daryeelka Dabeecadda Jabuuti,
Waa website la yaab le. Hambalyo. Waxaan ku jitaabiyay kombuterkayga oo ku shaqaynaya Window 10 oo waxay iila eegtahay inay waxwaliba u socdaan si wanaagsan.
Salaan kal iyo laab ah.

Hambalyo!
Hawl aan yarayn baad qabateen.
Halganka loo gelayo daryeel degaanka iyo duurjoogtu waa mid aan meel looga weecdaa jirin.
Halkaa ka wada.

Shaqo wanaagsan baad qabatay.
Waxa aad qabatay shaqo aad u wanaagsan, website-kuna waxa uu muujinayaa inta aad ka qabateen u baraarujinta dabeecadda Djibouti. Hambalyo bartiinan weebka ee aadka u cajiibka ah. Waxaa laga yaabaa inaan hayno sawirro aan ku biirinno haddii aad rabtaan. Waad ku mahadsan tihiin wadaagida macluumaadkan, waxaana idiin rajeynayaa guul iyo hore-u-socod mustaqbalka. Wax aad u wanaagsan baad u qabanaysaan dalkiina.
Guul iyo horowmar.
(ku soo baxay afka Ingiriis)

Si fiican ayaa loo sameeyay.
Ilaalinta deegaanka iyo noocyada kala duwan ee duur-joogta ayaa ah arrimo waaweyn. Ka wada shaqaynta ayaaheenna dambe, waa lagama maarmaan. Halkaa ka sii wada hawsha.
(ku soo baxay afka Ingiriiska)

Hambalyo.
Waxaad si adag uga shaqeysaa daryeelka Dabeecadda Jabuuti. Waxaad samayseen goobo la ilaaliyo oo ku kala baahsan dhammaan waddanka. Waxaan idiin soo jeedinayaa inaad tamar intaa ka si badan gelisaa dulka xeebaha ah. Waxaa sii kordhaya wasakhowga gobolladaas. Foojignaan!
(ku soo baxay afka Faransiiska)

Dib-u-habayn wacan!
Hadda aad baad ugu dhib-yarayseen dadka isticmaala mobilada iyo dabliyadaha. Hagitaankuna aad buu u fudud yahay. Hambalyo.
(ku soo baxay afka Ingiriis)
Hadda aad baad ugu dhib-yarayseen dadka isticmaala mobilada iyo dabliyadaha. Hagitaankuna aad buu u fudud yahay. Hambalyo.
(ku soo baxay afka Ingiriis)
Allool Bab Al-Mandab Badda-Qudhmuun Bahalo-hoose Bankuwaale Beyrac Cali-Sabiix Casaamo Cayayaan Dabeecadda Dabeecadda Jabuuti Dameerjoog Daw-Dawya Dikhil Dumayra Duuda Foomka Deeq-bixinta Foomka xubinimada Gallaafi Gasiiradaha 7 Walaalood Gasiiradda Masqalli Gasiiradda Muusha Godorya Gogorri Goobo-Cad Haramuus Jabuuti Jabuuti Kaladuwanaanta Kaynta Dhay Lawyacaddo Magduul Naasoley Obukh pdf Quudka shimiraha Randa Shimbiro Silsiladda Goda Silsiladda Mabla Tajoorra Xanle Yoboki